Talooyinka Kahortaga Xatooyada Baaburta Celcelis ahaan 9 baabuur ayaa maalinti lagu soo waramayaa in laga xado deegaanka Hennepin. Talooyinkaan soosocda ayaa yareynaya fursadaha laguxado gawaarido: Marwaliba xir gaarigaaga si aad uyareysid halista xadida, Weligaa ha ka tegin gaarigaaga oo shidan oo aan lala joogin, Alaabaha muuqda way soojiitaan tuugada, Marwaliba geli alaabtaada khaaska ama meel laga arkin, Hauga dhex tagin gaariga dhexdiisa furo isbeer ah, Hadaad aaminsantaxay gaarigaaga in laxadey Waco ooh ubi in gaarigaaga aysan jiidin dowladda hoose, Hadii gaarigaaga laxadey la xiriir booliska adigoo isticmaalaya macluumaadkan: Lambarka taaarikada liisanka, VIN ka gaarigaaga, Sameyska, qaabka, sanadka iyo kalarka gaarigaaga. Sawir ka qaad gaarigaaga, taarikada iyo lambarka VIN ka tani waxay booliska kacaawineysaa inay helaan gaarigaaga hadii laxado.
Consejos de Prevención de Robo de Vehículos En promedio se reportan 9 vehículos robados cada día en el condado de Hennepin. Los siguientes consejos reducirán la posibilidad de que le roben su vehículo: Siempre cierre su vehículo, Nunca deje el carro encendido y sen supervisión, Los objetos visibles atraen a los ladrones, Siempre coloque sus pertenencias personales en la cajuela o fuera de la vista, No guarde una llave de repuesto ni un llavero electrónico extra en auto, Si usted cree que le robaron su auto verifique que no fue remolcado llamando al corralón, Si le robaron el vehículo comuníquese con la policía para informarle lo siguiente: Su número de placa, El VIN de su auto, La marca, modelo, y color de su auto. Use su teléfono celular para tomar fotos esto ayudara a la policía a encontrar su vehículo en caso de robo.